|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Qoyska Iyo Arimaha Bulshada Oo Raashin Uqaybisay 100qoys Oo Kamid Ah Danyarta Ku dhaqan Magaalada Gabiley
April 22, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Wasaarada qoyska iyo arimaha bulshada somailand oo kaashanaysa haayada DIRECT AID Ayaa raashin deeq au uqaybisay 100qoys oo kamid ah qoysaska danyarta ah eek u dhaqan magaalada gabiley oo lasiiyay raashin dhamaystiran.
Waxaana qaybinta raashin ka hadlay badhasaab kuxigeenka gobolka gabiley masuuliyiin ka socday wasaarada qoyska iyo haayada kuwaasi oo ka wabixiyay raashin qaybinta iyo muhiimada ay uleedahay dadka danyarta ah ee loo qaybiyay bisha ramadaan awgeed. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Qareenada Udoodaya Xildhibaanada Xidhan Ee Gabiley Oo Sharci Daro Tilmaamay Rumaanka Ay Maxka... Kaalintii Mucaaradnimo Ee Xisbiyada WADDANI Iyo UCID Oo Meesha Ka Baxday, Dareenka Shacabka Iyo Xog... Xasan Cabdi Maxamuud “Sanyare”Oo Kamid Ah Murashixiinta Golaha Wakiilada Ee Gobolka Maroodi Jeex. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|