|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Arimaha Dibada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixisay Qoraal Ay Kaga Hadashay Xaalada Somaliya Oo Warbaahinta Dunidu Qaadaa Dhigtay.
April 18, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Wasiir kuxigeenka wasaarada armaha dibada somailand ayaa markale ka hadlay xaaalada qasab ee ay gashay somaliya iyo muran siyaasadeed ee udhexeeya beesha caalamka iyo maamulka farmaajo Sidoo kale wasiir kuxigeenka arimaha dibada ayaa faah faahin ka bixiyay qoraa ay xukuumada Somaliland kaga hadashay arimaha somaliya oo warbaahinta dunidu qadaa dhigtay, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Dawladda Shiinaha Oo Muddo Hal Todobaad Ka Yar Ku Dhistay Cisbitaal 1000 Sariirood La Dhigi Karo. Qarax Naftii Hurnimo Oo Saaka Aroortii Lagu qaaday Ciidanka Amisom Ee Kusugan Magaalada Baladweyn... Wasiir Ku-xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Iyo Kalumaysiga Somaliland Oo Kormeertay Sariibada Ka... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|