Warbixin; Dhaqaalaha Ku Baxa Doorashooyinka Somaliland Iyo Kharashaadka Ay Murrashaxiintu Isticmalaan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Warbixin; Dhaqaalaha Ku Baxa Doorashooyinka Somaliland Iyo Kharashaadka Ay Murrashaxiintu Isticmalaan!
April 10, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dalka Somaliland ayaa lagu wadaan 31may 2021 in ay ka dhacan doorashooyinka isku sidkan ee golaha wakiilada iyo deegaanka kaasi oo ay ka qaybgalayaan musharixiin aad utiro daban oo tartan adagi udhexeeyo

Warbixin laga dayaariyay doorashooyinka Somaliland iyo kharaska ay ismaacaalayaan musharixiinta ayaa lagu qiyaasay in ay ku baxayaan 50milyan oo dollar kaasi oo ka baxaya musharixiinta utartamaya golayaasha deegaanka iyo wakiilada

HALKAN KAGA BOGO WAR BIXINTAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS