|
|||||
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qaaday Gaadiid Tiro Badan Iyo Boqolaal Qoys Oo Uu Barakiciyay
April 30, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Roob xoogan oo maanta galinkii danbe ka da,ay magaalada hargaysa ayaa sobobay in dooxa wayn ee magaalada hargaysa uu xoog usoo rogbado kaasi oo ay kusoo dhaceen biyo xoogan oo sobobay in uu qaado gaadiid tiro badan. Sidoo kale dooxa magaalada hargaysa ayaa qaaday gaadiid tiro badan iyo boqolaal guri oo uu galay kuwaasi oo ay baro kaceen dadkii deganaa oo qaarkood ay kazoo daad gureeyeen ciidamada Dab damiska oo kazoo tabato bixiyay daadka Dhanka kale guud ahaan magaalada hargaysa ayaa roobkan ka da,ay aanu gaadhsiinin wax khasaare ah marka laga reebo jidadkii oo uu gooyay isu socodka dadka oo uu xanibay meelaha qaarka Majiro wali khasaare nafeed ilaa inta la ogyahay oo ay gaysteen roobabka da,ay iyo dooxyada soo rogmaday. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
Related posts:Gudoomiyaha Xafiiska Imtixaanaadka Qaranka Oo Shaaciyay Wakhtiga Lagu Dhawaaqayo Natiijada Imtixaana... “Madaxwayne Muuse Ka Yeeli Mayno Inuu Baabiiyo Tacabkii Madaxwaynayaashii Ka Horeeyay"Jaamac Shabeel... Maxaad Ka Ogtahay Afar Arimood Oo Ka Mid ah Sababaha Loo Xidhay Suldaan Mawliid Cali (Sabayse) COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|