War Deg Deg Ah; Mid Kamid ah Libaaxyadii Waran-Cade Oo Caawa Kusoo Baxsaday Magaalada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah; Mid Kamid ah Libaaxyadii Waran-Cade Oo Caawa Kusoo Baxsaday Magaalada Hargaysa.
April 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Midkamid ah libaaxyadii warancade ee dad qaadka ahaa ayaa caawa kazoo baxsaday xeradii lagu xanaanayn jiray ee magaalada Hargaysa kaasi oo kusoo goostay meelaha ay ddku iskugu yimaadaan ee gudaha magaalada

Maayar kuxigeenka mgaalada hargaysa ayaa shacabka uga digay in ay iska ilaaliyaan libaaxaa soo baxsaday.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS