“Taageerayaasha Musharax Shucayb Waxaan Leenahay Kaadhadhka Qaata, Majirto Wax Danbi Oo Loo Haystaa, Oo Aan Ahayn Maxaad Xisbiga Ucid Iskaga Sharaxday?”Gudoomiye Faysal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Taageerayaasha Musharax Shucayb Waxaan Leenahay Kaadhadhka Qaata, Majirto Wax Danbi Oo Loo Haystaa, Oo Aan Ahayn Maxaad Xisbiga Ucid Iskaga Sharaxday?”Gudoomiye Faysal.
April 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa markale ka hadlay xadhiga musharax Shucayb Maxamed muuse oo usharaxan golaha wakiilada ee gobolka maroodi jeex xisbiga ucid kaasi oo maalintii sideedaan sifo sharci daro ah ugu  xidhan saldhiga dhexe ee magaalada hargaysa.

Gudoomiye faysal ayaa sheegy in musharax shucayb uxidhan yahay maxaad xisbiga ucid iskaga sharaxday isagoo sheegay in dhamaan ducomentigi musharaxnimo oo dhamaystiran ay ugudbiyeen komishanka doorashooyinka

Sidoo kale gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa taageerayaasha musharax shucayb ugu baaqay in qataan kaadhkan codbixinta oo qaadashadiisu ka socoto gobolada gabiley iyo maroodi jeex oo ay diideen in ay taaqaan xadhigiisa darted

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN ;

COMMENTS
LINKS