Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Ka Hadlay Khilaafka Cakiran Ee Masar & Itoobiya Iyo Suurtogalnimada Dagaal Ay Qaado Xukuumada Qaahira. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Cabdiraxmaan Cadami Oo Ka Hadlay Khilaafka Cakiran Ee Masar & Itoobiya Iyo Suurtogalnimada Dagaal Ay Qaado Xukuumada Qaahira.
April 3, 2021 - Written by Editor:

HARGASYA(W,N)-Siyaasi cabdiraxmnaa cadami oo badi ka faalooda arimaha geeska ayaa ka hadlay xaalada geeska iyo khilaafka cakiran ee dalal masar iyo itoobiya ee wabiga niil

Sidoo kale siyaasi cadami ayaa sheegay in ay suurto gal tahay in wakhti xaadiran ay dawlada masar dagaal ku qaado dalka itoobiya oo xiligan ay awoodeedii wiiqeen dagaallo sokeeye oo dhexdeeda ka dhacay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS