|
|||||
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadan-siiro Oo Ka Hadlay Geerida Marxuum Duuliye Sare Cali Faarax Iyo Taariikhdii Uu Ku Lahaa Dalka!
April 1, 2021 - Written by Editor:DUBAI(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sh, Aadansiiro) oo kamid aha culimada waawayn ee jamhuuriyada Somaliland oo xaalad caafimaad dalka dibadiisa ugu maqan Ayaa shacabka reer somaliland iyo qoyskii iyo qarabadii uu ka Baxay ka tacsiyadeeyay marxuum duuliye Sare Cali Faarax Cilmi Oo maanta lagu aasay magaalada hargaysa. Sidoo kale sheekh aadansiiro ayaa ka waramay sooyaalkii taariikheed ee marxuum duuliye sare cali faarax cilmi. HALKANKAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Wasiirkii Hore Ee Khaarajiga Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Muuse Biixi, Aragtidiisa Digniinaha Amni Ee Ing... Khilaafyo Is-huwan Oo Ka Taagan Iskaraabka Wershada Sibidhka Berbera Iyo Dhulka Uu Ku Yaalo Qabriga ... Kulan Lagu Darsayo Waxbarashada Somaliland Oo Maanta Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa + Daawo Sawiro COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|