|
|||||
WAJAALE NEWS
Safiirka Somaliland Ufadhiya Dalka Jabuuti Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Jilayaasha Sooraan Iyo Jawaan.
April 18, 2021 - Written by Editor:JABUUTI(W,N)-Safiirka Somaliland ufadhiya dalka jabuuti Ambasador Cabdifataax ayaa xafiiskiisa ku qaabiley jilayaasha reer Somaliland ee Sooraan Iyo Jawaan oo ku sugan caasimada jabuuti. Ugu Horay safiirka Somaliland ee dalka jabuuti ayaa kelmado soo dhawayn ku qaabiley labadan abwaan ee sooraan Iyo Jawaan oo dalka jabuuti kaga qaybgalay doorashadii ka dhacay dalka jabuuti
Sidoo kale Sooraan Iyo Jawaan ayaa dareen celiyay soo dhawaynta safiirka iyo sida ay ushaqayso safaarada Somaliland ee jabuuti oo ay sheegeen in ay gaadhay horumar lagu diirasanayo HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Xildhibaan Sangub Oo Shaaciyay In Uu Markale Usharaxan Yahay Golaha Deeganka Gabiley Iyo Sobo... Booliska Magaalada Burco Oo Maanta Xabsiga U Taxaabay Arday Iska Hor-Imaad Qabiil Ku Dhex Maray Mid ... DAAWO;Labada Xisbi Mucaarid Ee Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Guddida Guurtidu U Xil Saartay Ka Talo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|