|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj/Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Ujeedooyinkii Guulaystay Ee Loo Aas Aasay SNM.
April 7, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj/ Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo kamid ahaa saraakiishii Jabhadii Snm Ayaa ka Waramay Aas Aaska SNM oo 40 jirtay Iyo ujeedooyinkii guulaystay ee ay gaadhay, Sidoo kale qoraa boobe ayaa ka jawaabay su,aalo uu wariyuhu ka waydiiyay dadka sheega in SNM ku laysay gudaha gayiga somaliland kuwaasi oo tilmaamay in ay yihiin waxaan sakaaro ka biiqsan marka laga hadlayo malaayiin uu xasuuqay taliskii Macangaga ahaa ee siyaad bare ee dhulka somaliland ay ka xoraysay jabhadii SNM oo midhihii ay keentay ay maanta ku naaloonayaan shacabka Jamhuuriyada somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/T_PtyhhM0M0 Related posts:DAAWO; Nasashada Ciida Iyo fanaanada Hani Uk Oo Soo Saartay Heesta Cusub Ee “Igahoo Kalgacal Igahoo... “Billadaha Madaxweynuhu Ku Maamuusay 12ka Sarkaal Waa Kuwii U Horeeyey, Balse Maaha Kuwii U Danbeeye... Khabiir Maraykan ah oo Wax Laga Weydiiyey Mawqifka Aqoonsiga Somaliland ay ka Taagan Yihiin Dawladah... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|