|
|||||
WAJAALE NEWS
Muj/Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo Ka Waramay Ujeedooyinkii Guulaystay Ee Loo Aas Aasay SNM.
April 7, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Muj/ Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale “Boobe” oo kamid ahaa saraakiishii Jabhadii Snm Ayaa ka Waramay Aas Aaska SNM oo 40 jirtay Iyo ujeedooyinkii guulaystay ee ay gaadhay, Sidoo kale qoraa boobe ayaa ka jawaabay su,aalo uu wariyuhu ka waydiiyay dadka sheega in SNM ku laysay gudaha gayiga somaliland kuwaasi oo tilmaamay in ay yihiin waxaan sakaaro ka biiqsan marka laga hadlayo malaayiin uu xasuuqay taliskii Macangaga ahaa ee siyaad bare ee dhulka somaliland ay ka xoraysay jabhadii SNM oo midhihii ay keentay ay maanta ku naaloonayaan shacabka Jamhuuriyada somaliland HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/T_PtyhhM0M0 Related posts:Ururka SOLJA Mar Kasta Waxa Uu Xaaraan U Arkaa Hadal-Qaadka, Falanqaynta Iyo Dood-Gelinta Soo-Jeedin... Dawlada Itoobiya Oo Sheegtay In Heshiiska Ay La Gashay Somaliland Uu Waafaqsan Yahay Xeerarka Caalam... DAAWO;-Maayarka Magaalada Gabiley Oo Ka Hadlay Shaqaale Dawlada Hoose Katirsan Oo Hanti Dhowrku Xidh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|