|
|||||
WAJAALE NEWS
“Madaxweyne Biixi Wuxuu Doonayaa Laba Xisbi Oo Yar yar Oo Kuwo Jabuuti Oo Kale Ah In Uu Samaysto Si Uu Ula Tartamo…” Faysal Cali Waraabe.
April 19, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe oo su,aalo lagu waydiiyay barnaamij ayaa ka hadlay xaalada geeska Africa hada u sugan yahay siyaasada jahowareersan ee dalalka itoobiya,somaliya iyo jabuuti Sidoo kale gudoomiye faysal ayaa xeerkii ururada ee goluhu waxka badalka ku sameeyay ku eedeeyay in madaxwayne biixi ka danbeeyo islamarkaana uu doonayo in uu samaysto xisbiyo yar yar oo uu la tartamo isagoo raacaya sida madaxwaynaha jabuuti oo kale. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland oo Hambalyo U Diray Ciidanka Qaranka Munaasibadda 18-ka May Awg... Daawo:Badhasaabka Gobolka Gabiley oo Xadhiga Ka Jaray Jaamacada Timcade University oo Farac Cusub Ka... 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐱𝐰𝐞𝐲𝐧𝐚𝐡𝐚 𝐉𝐚𝐦𝐡𝐮𝐮𝐫𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐨𝐨 𝐇𝐨𝐲𝐠𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐝𝐚𝐲 𝐒𝐮𝐥𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐒𝐮𝐥𝐝𝐚𝐚𝐧 𝐗𝐢𝐫𝐬𝐢 𝐐𝐚𝐧𝐢 COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|