Madax Xafiiseedka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Barwaaqo Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madax Xafiiseedka Golaha Dhexe Ee Xisbiga Barwaaqo Oo Ka Jawaabay Eedo Uga Yimid Xisbiyada Mucaaridka.
April 20, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Madax xafiiseedka Golaha dhexe ee xisbiga Barwaaqo ee ismaamulka somalida ayaa jawaab ka bixiyay eedaymo ay usoo jeediyeen xisbiyada mucaaridka ee dalka itoobiya kuwaasi oo ku eedeeyay in ay musuq maasuq iyo wax isbada marin Ku sameeyeen xisbiga barwaaqo kula kacay goobaha diwaan galinta codbixiyayaasha ee DDSI.

Masuulkan uhadlay xisbiga uu hogaamiye Raysal wasaare Abiye ee barwaaqo ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedaha loosoo jeediyay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS