|
|||||
WAJAALE NEWS
Maamulka Magaalada Wajaale Ee Daanta Itoobiya Oo Gacanta Ku Dhigay Dad Lacago Foojariya Samaynayay.
April 17, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Booliska ismaamulka magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa sheegay in ay gacanta ku dhineen dad samaynayay lacago foojari ah oo ah lacagta cusub ee dalka itoobiya kuwaasi oo ay soo xidh xidheen.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|