Maamulada Somalida Iyo Canfarta Oo Heshiish Ka Gaadhay Colaada Udhaxaysa Labada Qoomiyadood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulada Somalida Iyo Canfarta Oo Heshiish Ka Gaadhay Colaada Udhaxaysa Labada Qoomiyadood
April 9, 2021 - Written by Editor:

JIGJIGA(W,N)–Madaxwaynayaasha ismaamulka somalida itoobiya iyo madaxwaynaha canfarta ayaa kulan ku yeeshay caasimada dalka itoobiya halkaasi oo kaga wada hadleen colaada dadka badani ku dhinteen ee u dhaxaysa canfarta iyo somalida

Labada madawayne ayaa wada gaadhay heshiis la xidhiidha waxka qabashada colaada labada qoomiyadood.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS