|
|||||
WAJAALE NEWS
Labadii Maamul Ee Taageersanaa FARMAAJO Oo Si Rasmi Ah Uga Soo Horjeestey Muddo Korodhsiga Labada Sanno
April 27, 2021 - Written by Editor:Muqdisho(W,N)-War saxaafadeed wadajir ah oo ay soo saareen Maamulada Galmudug iyo Hirshabelle ayaa waxay si cad u sheegeen inay tahay doorashada lagu heshiiskii 17 September, iyagoo ka soo horjeestay muddo korodhsigii labada sanno War Saxaafadeedkan ayay maamulada Hirshabelle iyo Galmudug si rasmi ah ugu caddeeyeen inay ka soo horjeedaan muddo korodhsiga labada sanno ayna ku baaqayaan in dib loogu laabto wadahadaladii doorashooyinka kuwaasoo ku salaysan heshiiskii September 17. Warkan ka soo yeedhay labada maamul ee Hirshabelle iyo Galmudug ayaa waxa uu dharbaaxo kulul ku yahay Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Farmaajo. HALKAN KAGA BOGO WAR-SAXAFADEEDKAN; Related posts:“Madaxwayne Ma Maantaad Taladii Dalka Kusoo Koobtay In Aan Isku Suldaan Tihiin,Taliyihii Ciidanka Qa... “Qareenadu Shaqadoodii Ma Qabsan Karaan,Cidda Ku Dhibanina Waa Umadda Reer Somaliland” Gar Guleed Da... DAAWO; Guddoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiiladda JSL Oo Sharaxay Sidii Ay Asxaabtu Uwaynayn Jireen X... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|