|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
April 14, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka. Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 Astamood leeyahay. 20 astaamod ayuu dhamaan 6 gobol u Qaybinaya misharraxiintiisa uga sharaxan gobol kasta. Golayaasha deegaanka ayaa noqonaya lambaro ay sedex xisbi u kala qaateen Ucid 1 Kulmiye 2 Wadani 3 halka golaha wakiilada ay noqonayaan Astaamo HALKAN KA AKHRI ASTAAMAHA IYO SIDA AY XISBIYADA UKALA QAATEEN ASTAAMAHA; Related posts:DAAWO;-Shaqaale Uu Tacadi Kula Kacay Gudoomiyaha Haayada Shaqaalaha Dawladu Oo Dacwad Ka Dhan Ah Ugu... DAAWO;Aadan Cabdi Ciidle Oo Sheegay In Ururkii SOLJA La Hoos Geeyay Wasaaradda Warfaafinta,Baaqna U ... Qaarkamid Ah Cuqaasha Iyo Waxgaradka Beesha Subeer Awal Oo Ka Hadlay Muranka Ka Dhashay Xeerka Furis... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|