|
|||||
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Jsl Oo Lafilayo In Ay Goordhow Soo Saaraan Liiska Musharixiinta Utartamaya Golaha Deegaanka!
April 21, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland ayaa sheegay in ay saacadaha soo socda soo saarayaan liiska kama danbaysta ah ee musharixiinta golaha deegaanka ee ka sharaxan sedexda xisbiga qaran ee degmooyinka dalka jamhuuriyada Somaliland, Qoraal ay komishanka doorashooyinku hada ku baahiyeen boga ay ku leeyihiin xidhiidhka bulshada ee facebookga ayaa ay ku sheegeen in ay goordhaw soo saarayaan liiska musharixiinta golaha deegaanka ee Degmooyinka dalka oo dhan kaasi oo udhignaa Sidan; “#KDQ ayaa maanta si rasmi ah usoo saaray Liiskii kama-dambaysta ahaa ee Musharixiinta Golayaasha Deegaanka. #Mardhaw kala soco Liiska Musharixiinta u taaggan Doorashada innagu soo foolka leh. GOOR DHOW FILO LIISKA MUSHARIXIINTA OO DHAMYSTIRAN Related posts:Wada-hadalladii Jabuuti Uga Furmi Lahaa Guddiyada Farsamo Ee Somaliland Iyo Soomaaliya Oo Baaqday! Daawo:komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Taxay Qodobo Sal U ah Qabsoomida Doorashada Madaxtooya... Weerarro Lagu Laayey Askar Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Iyo Kuwa Somaliya Oo Xalay & Maanta Ka Kala Dh... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|