Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland Oo Ku Baaqay In Si Deg-deg Ah Loo Sii Daayo Musharax Qaasim Aadan Saleebaan.
April 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kominshanka Xuquuqul Insaanka Somaliland ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo sii daayo musharax Qaasim Aadan Saleebaan, oo ku xidhan magaalada Hargeysa.

Guddida ayaa sidoo kale ugu baaqay laamaha Dawladda in aan la xidhin Musharraxiinta ku soo baxay Liiska rasmiga ah ee guddida Doorashooyinka Somaliland.

Musharax Qaasim ayaa ka sharaxan xisbiga Waddani gaar ahaan gobalka Sool.

 

 

COMMENTS
LINKS