|
|||||
WAJAALE NEWS
Itoobiya Oo Sheegtay In ay Suudaan Khatar Ku Tahay Ammaanka Gobolka Geeska Afrika.
April 14, 2021 - Written by Editor:Dawlada Itoobiya ayaa sheegtay in Suudaan khatar ku tahay nabadda iyo ammaanka gobolka geeska Afrika. Qoraal ay soo saartay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa loogu baaqay beesha caalamka inay cadaadis saaraan Suudaan. Itoobiya waxay sheegtay in Suudaan oo midowga Afrika Guddoomiye ka ah in ay u durbaan tumanayso barakicinta, dhaca shacabka iyo in dagaal lagu qaado dhulka Itoobiya. Qoraalka ayaa lagu yiri: ” Waxaan beesha caalamka ugu baaqaynaa in Suudaan cadaadis caalami ah la saaro, si miyirkeedu usoo noqdo.” Related posts:Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Ka Hadlay Rajada Ay Ka Qabaan In Ay Hirgasho Xabad Joojintii Ay Xukuu... DAAWO;-Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Beeniyay in xukuumada lagu wareejiyay 80Milyan Oo Daynta Ah ! Wasiirka Beeraha Jsl Oo Soo Saaray Wareegto Uu Ku Mamnuucayo Sharciyanta Dhul Beereedyada Gobolada A... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|