|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Musharixiinta Uga Digay In Ay Dadku Ku Ururiyaan Gooba Gaara Iyo Samaynta Kaamam Cusub.
April 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa warsaxafadeed xafiiskiisa kazoo baxay musharixiinta utartamaya doorashooyinka Somaliland uga digay in ay dadka goobo gaar ah ku ururiyaan iyo samaynta kaamam cusub oo aanay xukuumadu uqoonsanayn kuwo barakacayaal taasi oo ka hor imanaysa qawaaniinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland. Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa soo dhaweeyay musharixiinta dadka gaadhsiinaya biyaha iyo wixi lamid ah balse ku booriyay in aanay samayn kaamam cusub oo ay iyagu alifeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Ciidamada Maraykanka ee Ku Sugan Dalka Jabouti Oo Ka Hadlay Duqaymihii Dhawaan Diyaaraduhu Ka Gayste... Gudida Deegaanka Iyo Khayraadka Dabiiciga Ee Golaha Wakiilada Oo Warbixin ka Dhagaystay Wasiirka Biy... Xoghayaha duulista iyo hawada ee Xisbiga Waddani oo si adag uga hadley goobaha mihiimka ah ee aan ga... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|