|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Musharixiinta Uga Digay In Ay Dadku Ku Ururiyaan Gooba Gaara Iyo Samaynta Kaamam Cusub.
April 12, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka Cabdikariim Axmed Maxamed (Xinif) ayaa warsaxafadeed xafiiskiisa kazoo baxay musharixiinta utartamaya doorashooyinka Somaliland uga digay in ay dadka goobo gaar ah ku ururiyaan iyo samaynta kaamam cusub oo aanay xukuumadu uqoonsanayn kuwo barakacayaal taasi oo ka hor imanaysa qawaaniinta haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha somaliland. Sidoo kale gudoomiye xinif ayaa soo dhaweeyay musharixiinta dadka gaadhsiinaya biyaha iyo wixi lamid ah balse ku booriyay in aanay samayn kaamam cusub oo ay iyagu alifeen. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Maxamed Xuseen( Dhabeeye)Oo Sheeg... Daawo: Agaasimaha Wasaarada Hawlaha Guud Oo Ka Hadlay Qaabka Loo Qorshaynayo Magaalada Gabiilay. Xukumada Somaliland Oo Jawaab kulul ka Bixisay Qoraal Ka Dhan Ah Somaliland Oo Loo Gudbiyey Qaramad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|