Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Maalgashiga | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Golaha Wakiilada Oo Ansixiyay Xeerka Maalgashiga
April 11, 2021 - Written by Editor:

Hargeysa(W,N)-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa maanta ansixiyay Xeerka Maalgashiga, kaasi oo muddo badan la sugaayay.

Xeerkan ayaa ah mid lagu hagi doono maalgashadayaasha caalamiga ah iyo kuwa gudaha, iyadoo xeerkani uu wax badan ka tari doono maalgashiga Somaliland,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS