|
|||||
WAJAALE NEWS
Fanaanad Shamis Qarda Jeex Oo Hambalyo Udiray Ismaaciil Cumar Geele Oo Markale Loo Doortay Madaxwaynaha Dalka Jabuuti.
April 10, 2021 - Written by Editor:HARGASYA(W,N)-Halgamaa/fanaanad Shamis Cali Faarax “Shamis Qarda jeex” oo kamid ah hablihii fanaaniinta ahaa ka qayb qaatay xornimo doonkii dalka jabuuti, qaadana midkamid ah heesaha calanka jabuuti ayaa hambalyo udiray madaxwaynaha dalka jabuuti iyo marwadiisa Khadra maxamuud Xayd oo markale loo doortay madaxwaynaha dalka jabuuti hogaamin doona sanadaha soo socda. Sidoo kale marwo fanaanad shamis qarda jeex ayaa shacabka reer jabuuti ku bogaadisay sida aan kala hadhka lahayn ee ay ugu codeeyeen madaxwaynahooga. Dhanka kale shamis qarda jeex ayaa fariiin udiray maamulka muqdisho cadow dalka jabuuti ee ka xun doorashada ka dhacday dalka jabuuti iyo ay shacabka reer jabuuti ujecel yihiin madaxwayne ismaaciil cumar geele. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:Shirkii Golaha Wasiirada Jsl Oo Lagu Go,aamiyay In Hal Bil Mushaharka Golaha Xuuumadu Lagu Caawiyo D... Gabiley:Hadalheynta Xisaabxidhka Golaha Deegaanka Ka Gowsqabshada Xildhibaanada ee Deynta Baanka iyo... Daawo: Wasiirka Maaliyada Oo Ka Warbxiyay Kulan Uu La Qaatay Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|