Faah Faahinta Dab Ka Kacay Kaamka Barakacayaasha Ee Magaalada Caynaba Iyo Khasaaraha Uu Sobobay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Faah Faahinta Dab Ka Kacay Kaamka Barakacayaasha Ee Magaalada Caynaba Iyo Khasaaraha Uu Sobobay.
April 19, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Kaabka barakacayaasha ee magaalada Caynabo ayaa waxaa ka kacay Dab kaasi oo gaystay khasaare baahsan oo ay ku shufbeeleen guriyo tiro badan iyo wixii hanti dhextaalay.

Sidoo kale dadwaynaha ku nool kaabkan dabku qabsaday oo iyagu gacantooda ku bakhtiiyay ayaa xukuumada ugu baaqay In ay dadkan hantidoodii gubatay ay lasoo gaadhaan gurmad deg deg ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS