Dawladda Qadar Oo Ka Jawaabtay Wararka Sheegaya In Ay Somaliya Lacagsiiso, Iyadoo Usoo Marisa Fahad Yaasiin.
April 20, 2021 - Written by Editor:
MUQDISHO(W,N)-Dawlada qadar ayaa beenisay in ay xidhiidh la leedahay taliya ciidanka Nabad sugida somaliya kaasi ooay somaliya usoo mariso maaliyiin lacag sharcidaro ah oo ay dalka soo galiso
Dawlada qadat ayaa waxba kama jiraan tilmaamtay wararkaasi iyo eedo uu ujeediyay safiirkii hore ee maraykanka kufadhiyay somaliya