Dawlada Ruushka Oo Ciidamadiisa Afar Jiho Ka Dhigay Dalka Yukrayn Iyo Xiisada Oo Cirka Isku Shareertay.
April 3, 2021 - Written by Editor:
MOSCOW(W,N)-Dawlada ruushka ayaa ciidamadeeda afar jiho ka dhigtay dalka Yukrayn taasi oo ay ka dhalatay xiiso circa isku shareertay oo laga cabsi qabo in ay dagaal ka dhex qarxo