|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Safiirka Ufadhiyaya Somaliland.
April 21, 2021 - Written by Editor:Nairobi(W,N):-CAS AbabuNamwamba ayaa maanta Khubad Taariikhiya oo ku saabsan “Dibloomaasiyadda ka hor jeediyey Baarlamaanka” (Parlomacy) oo ah Qalabka Xiriirka Caalamiga ah “ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xidhayay mudanayaasha EALA, waxaana halkaa laga sheegay Sarkaalka cusub ee loo soo gaabiyo EAC Sec General iyo Qunsulka guud ee qunsuliyada cusub ee Kenya ay ku leedahay magaalada Hargeysa, Somaliland Loo soo Magacaabay inuu noqdo qunsulka somaliland u fadhiyaya dalka kenya caasimada Somaliland ee Hargeisa. Waxaana Warkan Lagu baahiyey barta twitterka ee Arrimaha Dibeda iyo Siyaasada Dalka Kenya. Sidoo Kale waxaa halkaasi lagaga hadlay dadaalada horumarineed ee ka jira somaliland iyo sida ay munaasib u tahay in somaliland iyo kenya yeeshaan xidhiidh caalami ah.
Related posts:“ Marka la helo Biyo ku filan Dadka Hargeysa ku nool, Waxaynu u Baahanahay in Magaaladii lagu Qaybiy... DAAWO:MAAMULKA TOG-WAJAALE OO MAANTA BILAABAY WADADII UGU BALAADHNAYD EE LAGA HIRGALIYO MAGAALADA TO... DAAWO;-Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Jsl Oo Madaarka Cigaal Ku Qaabiley Dhalinyaro Tahriib K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|