|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada Kenya Oo Soo Magacowday Safiirka Ufadhiyaya Somaliland.
April 21, 2021 - Written by Editor:Nairobi(W,N):-CAS AbabuNamwamba ayaa maanta Khubad Taariikhiya oo ku saabsan “Dibloomaasiyadda ka hor jeediyey Baarlamaanka” (Parlomacy) oo ah Qalabka Xiriirka Caalamiga ah “ka jeediyay munaasabad tababar loogu soo xidhayay mudanayaasha EALA, waxaana halkaa laga sheegay Sarkaalka cusub ee loo soo gaabiyo EAC Sec General iyo Qunsulka guud ee qunsuliyada cusub ee Kenya ay ku leedahay magaalada Hargeysa, Somaliland Loo soo Magacaabay inuu noqdo qunsulka somaliland u fadhiyaya dalka kenya caasimada Somaliland ee Hargeisa. Waxaana Warkan Lagu baahiyey barta twitterka ee Arrimaha Dibeda iyo Siyaasada Dalka Kenya. Sidoo Kale waxaa halkaasi lagaga hadlay dadaalada horumarineed ee ka jira somaliland iyo sida ay munaasib u tahay in somaliland iyo kenya yeeshaan xidhiidh caalami ah.
Related posts:Daawo:Xildhibaanada Golaha Deegaanka Saylac Oo Doortay Maayar Cusub Iyo Maayarkii Hore Oo Ganafka Ku... DAAWO; Wasaaradda Waxbarashada JSL Iyo Hay'adaha Caalamiga ah Oo ka Wada Hadlay Tayaynta Adeegyada ... Dr. Gees oo Lafo Gur Ku Samaynaya Isbedelka Geeska Afrika iyo Saamaynta Isbedelkaas Ee Somaliland COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|