Dawlada Jabuuti Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamtay Eedaymo Uga Yimid Maamulka Somaliya. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Jabuuti Oo Wax Laga Xumaado Ku Tilmaamtay Eedaymo Uga Yimid Maamulka Somaliya.
April 22, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa wax laga xumaado ku tilmaamtay eeday ay usoo jeedisay xukuumada somaliya ee madaxwayne farmaajo taasi oo u eedaysay in jabuti faro galin siyaasadeed ku hayso

Wasiirka Wasaarada  Maaliyadda ee Dalka Jabuuti Ilyaas Muuse Dawaaleh  ayaa sheegay in ay aad uga xumaadeen in Wasiir ka tirsan Soomaaliya in uu markii labaad eedaymo been ah u jeediyay dalka Jabuuti.

Wasiiirka maaliyada jabuuti oo qoraal uu kaga jawaabay eedaymaha ay dalkiisa usoo jeediyay wasiirka warfaafinta somaliya Cismaan dube ku baahiyay barta uu ku leeyahay xidhiidhka bulshada eeTuwetrarka ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay eedaymahaasi oo uu sheegay in markii labaad ay maamulka somaliya warar been abuur ku eedeeyaan dalka jabuuti oo isagu qayb laxaadle ka qaata dhismaha dawlada somaliya

Sidoo kale wasiirka maaliyada jabuuti ku cadeeyay mawqifka dawladiisa ee ku waajahan maamulka somliya

Qoraalka uu wasiirka maaliyadu baahiyay ayaa udhignaa Sidan;’

COMMENTS
LINKS