Dawlada jabuuti Oo Ka Jawaabtay Hanjabaad Uga Timid Ururka Alshabaab. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada jabuuti Oo Ka Jawaabtay Hanjabaad Uga Timid Ururka Alshabaab.
April 2, 2021 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Dawlada jabuuti ayaa si kulul uga jawaabtay hadal hanjabaad ah oo ay usoo direen ururka xagjirka ah ee Alshabaab oo sheegay in doorashooyinka jabuuti ay dhibaatooyin soo gaadhsiin doonaan

Dawlada jabuuti ayaa sheegtay in aanay waxba ka qaadaynin hanjabaada al shabaab ciidamadoodu ay sii wadi doonaan dadaadalada danabadaynta ay ee ay ka wadaan somaliya ee Aminsom

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

https://youtu.be/DV-JDUwqG7I

COMMENTS
LINKS