Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Shaacisay Tirada Dad UDhintay Xanuunka Covid17 Bishii Udanbaysay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Shaacisay Tirada Dad UDhintay Xanuunka Covid17 Bishii Udanbaysay!
April 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dawlada hoose ee caasimada hargaysa ayaa shaacisay tirada dad xanuunka coronavirus udhintay ee ay dawlada hoose aastay.

Agaasimaha waaxda arimaha bulshada ee dawlada hoose khadar yuusuf ayaa sheegay in bishii udanbaysay 47 udhinteen covid19 kuwasi oo ay dawlada hoose aastay

Sidoo kale agaasime khadar ayaa sheegay in aanay jirin lacag laga qaado dadka marka la aasayo shaqalaha dawlada hoosena ay iyagu fuliyaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS