Dalku Xisbiyo Dadku Wada leeyahay Ayuu Ubaahan Yahay” Muj Cabdilaahi Dirawal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dalku Xisbiyo Dadku Wada leeyahay Ayuu Ubaahan Yahay” Muj Cabdilaahi Dirawal.
April 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Muj/Siyaasi Cabdilaahi Iimaan Dirawal ayaa ka Hadlay waxka badalka lagu sameeyay xeerka furista ururada Siyaasada Kaasi Oo Uu soo dhaweeyay

Sidoo kale muj cabdilaahi dirawal ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in umada cadaalad usameeyo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS