|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Waxgaradka Beesha Musharax Sheekh Ibraahim Oo Ka Hadlay Xadhiga Xukuumadu kula Kacday, kana Waramay Arin Madaxwaynaha Dhexmartay!
April 11, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Waxgaradka iyo odoyaasha iyo haweenka beesha reer axmed Cabdale ee sacad muuse ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga xukuumadu kula kacday musharax sheikh Ibraahim cabdi xuseen oo ka sharaxaan xisbiga ucid golaha wakiilada gobolka maroodi jeex kaasi oo la xdihay maalintii jimcihii. Sidoo kale waxgaradka gooban ka hadlay ayaa ka waramay kulan ay madaxwayne biixi kala yeesheen arinta musharaxan isagoo usheegay in aanu isagu haysan balse hadana la xidhay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Diyaaradda Air Djibouti oo Duulimaadkeedii u horeeyey Dalka ku Timid una Kala Gooshtay Hargeysa iyo ... DAAWO; Madal Ay Isku Haleeleen Saddexda Gudoomiye Xisbi Qaran iyo Dadwaynaha Oo Su’aalihii Ugu Adkaa... Daawo:Daawo Weeddhihii Faysal Cali Waraabe Ka Yidhi Casuumad Uu U Sameeyay Garabkii Axmed Muumin See... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|