DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta jsl Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay In Ay Mudada Kaadh Qaadasha Ukordhiyaan Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta jsl Oo Komishanka Doorashooyinka Ugu Baaqay In Ay Mudada Kaadh Qaadasha Ukordhiyaan Gobolka Gabiley.
April 2, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta oo uu weheliyo badhasaabka gobolka gabiley ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto diwaan galintu ee hoos yimaada degmada Geed balaadhan iyo kuwa teedsan xuduudka ayaa komishanka doorashooyinka ka codsaday komishanka doorashooyin in nulshada reer gabiley loo kordhiyo mudada kaadh qaadashada maadama ay bulshada hadheeyeen duruufo abaareed,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS