DAAWO;-Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Libaaxyadiisi Baxsaday Oo Mid Lasoo Qabtay Iyo Kii Kale Oo Lagu Raad Joogo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Warancade Oo Ka Hadlay Libaaxyadiisi Baxsaday Oo Mid Lasoo Qabtay Iyo Kii Kale Oo Lagu Raad Joogo!
April 29, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali waran cade oo ah mulkiilaha libaaxyada caawa ku baxsaday magaalada hargaysa islamarkaana dhaawaco gaadhsiiyay dd shacab ah ayaa ka hadlay wararkii ugu danbeeyay ee libaaxyadiisa oo midkamid ah gacanta lagu soo dhigay

Sidoo kale siyaasi warancade ayaa sheegay in kii kale lagu dabo jiro

Dhanka kale siyaasi waran cade ayaa fariin udiray shacabka caasimada hargaysa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS