|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Bookh Oo Munaasibad Casho Sharaf Ah U Sameeyey Musharixiinta Golaha Deegaanka Gabiley Iyo Wakiilada Ee Xisbiga Waddani.
April 24, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh oo kamid ah musharixiinta xisbiga wadani uga sharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex ayaa habeenkii xalay Magaalada gabiley casho afur ah usameeyay musharixiinta xisbiga wadaniga uga sharaxan golha deegaanka degmada gabiley iyo qaarkamid ah musharixiinta golaha wkiilada ee gobolka maroodi jeex/
Kualan ayaa sidii loogu diyaar garoobi lahaa ololaha doorashada oo fooda inagu soo haysa. Sidoo kale kualan oo ay kazoo qaybgaleen siyaasi xamse khayre oo kamid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga iyo xubno kale oo xisbiga kamid ah kuwaasi oo musharixiinta kula dardaarmay in ay isku duubni muujiyaan xisbiga guul usoo hoyaan. HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN; Related posts:DAAWO; Telefishanada Ugu Wayn Wadanka Maraykan Oo Warbixin Cajiiba Ka Diyaariyay Wiil Udhashay Somal... DAAWO;-Ciidamada Dab Damiska Oo La Tacaalaya Daminta Dab Xoogan Oo Ka Kacay Suuqa Waaheen Ee Magaala... DAAWO; Madaxtooyada Oo Lacago Ku Bixinaysa Xubno Weji Ku Macaash Ah Oo Warbaahinta Cay Ula Soo Fadhi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|