|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Munaasibada Daah-Furka Carwada Cusub Ee Haboon Deeqa Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargaysa.
April 9, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Munaasibad lagu daahfurayay carwada cusub ee haboon deeqa ayaa habeenkii xalay lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaybgaleen fanaaniin, Haween tiro badan iyo qaybaha Kala duwan bulshada ku dhaqan caasimada hargaysa. Ugu Horayna waxaa munaasibada furitaanka carwada Haboon Deeqa mulkiilaha Tukaanka Marwo Haboon Xasan Jaamac Xagaa oo Macaamiisha u wargalisay xarunta cusub ee ay usoo guureen iyo dharta cusub ee ay ukeentay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Faah faahin ku saabsan Qaraxii Maanta Ka Dhacay Hotel Central Ee Muqdisho Iyo magacyada mas’uuliyiin... DAAWO ; Xisbiga Mucaaridka Ee Waddani Oo Qado Sharaf Magaalada Hargaysa Ugu Sameeyay Oday Bile Rafle... Daawo: Madaxweynaha Somaliland Oo Kulan La Qaatay Ugaaska Guud Ee Beel-weynta Ciise Iyo Xubno Kamid ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|