DAAWO;-Masuuliyiinta Wasaarada Maaliyada Oo Kulan Diiniya Uqabtay Maamulka Iyo Shaqaalaha Kastamka Kalabaydh.
April 27, 2021 - Written by Editor:
KALABAYDH(W,N)-Agaasimaha guud ee wasaarada maaliyada Oo ay weheliyaan masuuliyiin kale ayaa kulan wacyi diiniya Uqabtay maamulka iyo shaqaalaha kastamka kalabaydh.