|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayirka Caasimada Oo Tartan Kubadeed U Furay Dhalinyarada Xaafada Faluuja Ee Magaalada Hargaysa.
April 22, 2021 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)-Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid “Soltelco” ayaa wuxuu xaafada faluuja ee magaalada hargaysa ka furay tartan kubada cagta ah kaasi oo ay ka qaybqadanayaan 8kooxood oo ka dhisan xaafadan.
Tartankan ayaa waxaa maalgaliyay maayarka caasimada hargaysa Ugu horayna Waxaana daahfurka tartankan ka hadlay gudoomiyaha xaafada faluuja iyo xubno kale kuwaasi oo maayarka uga mahadceliyay taageerada uu umuujiyay iyagoo balan qaaday in ay dooranayaan maayarka oo markale sharaxan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Daawo: Kulan Ay Isugu Yimaadeen Qaar Ka Mid ah Masuuliyiinta Xukuumada,Madax Dhameedka Iyo Maamulka ... DAAWO ; Muj Farxaan Faacuul Oo Si Adag Uga Soo Horjeestay Shir Dhawaan Xukumadu Ku Qabatay Waqooyi... Daawo: Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Booqdey Abwaan Baarleex Oo Xaalad Caafimaad U Ji... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|