|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maayarka Cusub Ee Magaalada Wajaale Dhinaca Itoobiya Oo Kulan Layeeshay Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada,
April 3, 2021 - Written by Editor:TOG WAJAALE(W,N)-Maayarka csube ee dhawaan loosoo magacaabay magaalada wajaale ee dhinaca itoobiya ayaa kulankiisii ugu horeeyay layeeshay haweenka,dhalinyarada magaalada wajaale kuwaasi oo ay kawada hadleen sidii ay isku kaashan lahaayeen bulshada iyo maamulku. Sidoo kale maayarka cusub ee magaalada wajaal daanta itoobiya ayaa ka hadlay dab mudooyinkii udanbeeyay usoo noq noqonayay magaalada sidii ay is uga wada hortagi lahaa khatartiisa. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Dekedda Berbera oo ay ku xaniban yihiin in ka badan afar boqol oo baabuur iyo ganacsatada Macradada ... Xogo dheeraad ah o kasoo baxaya safarka uu madaxwayne axmed siilanyo iyo qayskiisu ku tagay magaala... DAAWO;Xildhibaan Axmed Yaasiin Sh.Cali Ayaanle Oo Si Diiran Loogu Soo Dhawayey Magaalada Borama; COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|