DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Goobaha Kaadh Qaybintu Kasii Socon Doonto Gobolka Maroodi Jeex. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Komishanka Doorashooyinka Oo Shaaciyay Goobaha Kaadh Qaybintu Kasii Socon Doonto Gobolka Maroodi Jeex.
April 4, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka ayaa soo gabo gabeeyay wajigii hore ee kaadh qaybinta codbixiyayaasha ee gobolka maroodi jeex.

Sidoo kale komishanka doorashooyinka ayaa shaaciyay mudo dheeraada ay ku dareen wakhtiga kaadh qaadashadu iyo  goobaha ay kasii  socon doonto kaadh qaybinta mudo 7cisho ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS