DAAWO;-Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Canbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Jaaliyada Reer Somaliland Ee Dalka Jarmalka Oo Canbaareeyay Xadhiga Musharax Shucayb Iyo Fariinta Ay Udireen Xukuumada.
April 1, 2021 - Written by Editor:

JARMALKA(W,N)-Jaaliyada reer somaliland ee kudhaqan dalka jarmalka iyo madaxda xisbiyada  mucaaridka ayaa si kulul ucanbaareeyay xadhiga ay xkuumada kula kacday musharixiinta xisbiyada mucaaridka oo uu ugu danbeeyay musharax shucayb oo hargaysa ku xidhan.

Jaaliyada jarmalka ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu xoriyadiisa usoo celiyo mushrax shucayb islamarkaana uu ka daayo carqaladaynta doorashada iyo xadhiga sharcidarada ah ee ay xukuumadiisu ku haysto musharixiinta ka sharaxan xisbiyada mucaaridka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS