DAAWO;-Iskaashada Gaadiidleyda Ukala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Cabasho Ka Muujiyay Amaro Ay Dul Dhigtay Wasaarada Gaadiidku! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Iskaashada Gaadiidleyda Ukala Goosha Somaliland Iyo Jabuuti Oo Cabasho Ka Muujiyay Amaro Ay Dul Dhigtay Wasaarada Gaadiidku!
April 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)Iskaashatada gaadiidlayda yar yar ee ka baxa istaanka jabuuti una  kala goosha Jabuuti iyo somaliland ayaa cabasho ka muujiyay amaro ay dul dhigtay wasaarada gaadiid oo ah bad qabka baabuurta oo lagaga doonayo in ay bixiyaan lacago xad dhaaf ah taasi oo labadii cisho ee udanbeeyay gaadiidkooda u kala goosha somaliland iyo jabuuti lagu xanibay kaantaroolada ay sii maraan iyagoo sigaar ah uxusay kastamka caasho cado oo dhib wayn ku haya.

Sidoo kale iskaashada gaadiidlayda ayaa a waramay dhibta ay kala kulmaan jidka ay maraan isagoo madaxwaynaha somaliland ugu baaqay in uu waxka qabto cabashadooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS