|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Haweenka Gobolka Gabiley Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Maayarka Maxamed Amiin!
April 21, 2021 - Written by Editor:GABILEY(W,N)-Haweenka xisbiga kulmiye ee goboka gabiley ayaa shahaado sharaf ku maamuusay aayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi, Sidoo kale haweenka gabiley ayaa shaaciyay in ay maayar maxamed amiin markale dooranayaan islamarkaana uu ubaahan yahay gobolku si uu udhamaystiro himilooyinka horumarineed ee uu hirgaliyay,
Dhanka kale maayar maxamed amiin ayaa dareen celiyay shahaado sharafta at ku maamuuseen haweenka xisbiga kulmiye ee gobolka gabiley. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:DAAWO: Heshiis Sadex Geesood Ah Oo Lagu Kala Saxeexday Saamiga Dekeda Berbera Ee Somaliland, Ethiopi... Gudoomiye Cirro Iyo Ex Xoghaye Uurcade Oo Xafiiltan Siyaasadeed Oo Kala Irdheeyay Kadib Kulan Yeesha... Bulshada Oo U Dheg Taagaysa Natiijada Dagaalka Siyaasadeed Ee Baashe Iyo Faysal Iyo Halka Uu Saldhig... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|