|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo Ka Warbixiyay Dawooyinka Ugu Fiican Talaalka Covid19 Iyo Kuwa Aan Wanaagsanayn,
April 17, 2021 - Written by Editor:USA(W,N)-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Waxku Bartay Jaamacadaha Dalka Maraykanka oo uu hada Degan Yahay Ayaa Si qotodheer Uga waramay Talaalka covid19 iyo kuwa ugu fiican ee ay tahay Bulshadu in ay isku Talaalaan. Sidoo kale Aqoonyahan Bashiir ayaa bulshada somalida uga digay talaalka covid19 Qaarkood oo ay dadkii isku talaalay ay kala Kulmeed cilado caafimaadkooda aan ufiicnayan oo soo Baxay. Dhanka kale aqoonyahan bashiir ayaa ka hadlay sida ay ukala fiican yihiin dawooyinka talaalka coronavirus ee ay soo saareen dalalka maraykanka iyo Ingiriiska HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA AQOONYAHAN BASHIIR EE TALAALKA COVID19; Related posts:Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulan Uu La Yeeshay Garabkii Isbahaysiga Kulmiye Iyo Waxa ay ... Siyaasi Cali Warancadde Oo Sheegay In Talo Xumadii Iyo Damacii Farmaajo Kusoo Biyo Shuban Doono Laba... Wasiirka W. Qorshaynta Jsl Oo Heshiis Qarsoodi Ah La Galay Mid Ka Mid Ah Hay’addihii Qaramada Midoob... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|