|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo Ka Warbixiyay Dawooyinka Ugu Fiican Talaalka Covid19 Iyo Kuwa Aan Wanaagsanayn,
April 17, 2021 - Written by Editor:USA(W,N)-Aqoonyahan Bashiir Maxamuud Cumar Oo kamid ah Aqoonyahanka Reer Somaliland Ee Waxku Bartay Jaamacadaha Dalka Maraykanka oo uu hada Degan Yahay Ayaa Si qotodheer Uga waramay Talaalka covid19 iyo kuwa ugu fiican ee ay tahay Bulshadu in ay isku Talaalaan. Sidoo kale Aqoonyahan Bashiir ayaa bulshada somalida uga digay talaalka covid19 Qaarkood oo ay dadkii isku talaalay ay kala Kulmeed cilado caafimaadkooda aan ufiicnayan oo soo Baxay. Dhanka kale aqoonyahan bashiir ayaa ka hadlay sida ay ukala fiican yihiin dawooyinka talaalka coronavirus ee ay soo saareen dalalka maraykanka iyo Ingiriiska HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA AQOONYAHAN BASHIIR EE TALAALKA COVID19; Related posts:“Guulihii Aynu Gaadhnay, Dastuurkoo la Gujaa, Gamta Yaaney u Joogsan!! Rugcadaa Axmed Yuusuf Ducaale DAAWO ; Dhul Uu Lahaa Suldaanka Guud Ee Beelaha Subeer Awal Oo Si Sharci Daro Lagu Dhistey Iyo S... Madax-dhaqameedka Beelaha Garxajis Iyo Subeer Awal Oo Markale Kulan Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa I... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|