DAAWO;-Agaasimaha Wasaarada Cafimaadka Oo Ka Hadlay Iscasilada Iskuduwihii Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Agaasimaha Wasaarada Cafimaadka Oo Ka Hadlay Iscasilada Iskuduwihii Wasaarada Caafimaadka Ee Gobolka Togdheer.
April 1, 2021 - Written by Editor:

BURCO(W,N)- Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka ayaa ka hadlay iscasilaada iskuduwihii wasaarada caafimaadka ee gobolka togdheer oo isku casilay arimo la xidhiidha sida ay wasaaradu ugu fashilan tahay in ay latacaasho xanuunka coronavirus oo dad badani ugu dhinteen cisbitaalka burco.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS