DAAWO;-Afhayeenka Ururka ONLF Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaada Gobolka Siti Ee Udhaxaysa Somalida Iyo Canfarta. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Afhayeenka Ururka ONLF Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaada Gobolka Siti Ee Udhaxaysa Somalida Iyo Canfarta.
April 8, 2021 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N)-Afhayeenka ururka ONLF Ayaa si kulul ucanbaareeyay colaada iyo dagaalada dadka badani ku dhinteen ee gobolka siti ee ismaamulka somalida udhexmartay qoomiyadaha Canfarta iyo somalida

Sidoo kale afhayeenka ONLF Ayaa warbaahinta Axmaarada ku eedeysay in ay faafinayaan warar boro bogaando ah ee la xidhiidhka dagaalka udhexeeyay canfarta iyo somalida

Dhanka kale Afhayeenka ONLF Ayaa madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe cagjar ku eedeeyay in uu isku koobay taladii dadka somalida wada lahaayeen

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS