|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Afhayeenka Ururka ONLF Oo Si Kulul Uga Hadlay Colaada Gobolka Siti Ee Udhaxaysa Somalida Iyo Canfarta.
April 8, 2021 - Written by Editor:JIG JIGA(W,N)-Afhayeenka ururka ONLF Ayaa si kulul ucanbaareeyay colaada iyo dagaalada dadka badani ku dhinteen ee gobolka siti ee ismaamulka somalida udhexmartay qoomiyadaha Canfarta iyo somalida Sidoo kale afhayeenka ONLF Ayaa warbaahinta Axmaarada ku eedeysay in ay faafinayaan warar boro bogaando ah ee la xidhiidhka dagaalka udhexeeyay canfarta iyo somalida Dhanka kale Afhayeenka ONLF Ayaa madaxwaynaha ismaamulka somalida mustafe cagjar ku eedeeyay in uu isku koobay taladii dadka somalida wada lahaayeen HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:Guddiga Doorashooyinka Somaliland oo Shaaciyey Inay Wada-shaqayn Ka Waayeen Madaxweynaha, Goleyaasha... Gudoomiyaha Guurtida oo Gunooyinkii Ka Jaray Xildhibaano Ka Soo Xaadiri Waayay Kal-fadhiyadii Golaha Daawo: Guddoomiye Cirro Oo Sheegay Inuu Iska Casili Doono Xildhibaanada Kana Hadlay Isdaba Marin La ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|